Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Shir Jaa,id oo uu Hargeysa ku Qabtey Siyaasiga Xaabsade
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 24 2007
Shir Jaa,id oo uu Hargeysa ku Qabtey Siyaasiga Xaabsade
Written by Ali Moallim   
Saturday, 24 November 2007

XaabsadeHargeysa, (insidesomalia.org) - Axmed Cabdi Xaabse oo ah Siyaasi kasoo jeeda Gobolka sool ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Md: Daahir Rayaale Kaahin ay ka wada-hadleen sidii Maamul loogu samayn lahaa Gobolka Sool.

Mr: Xaabsade wuxuu sheegey in uusan u socon mansab Siyaasadeed oo uu hada ka qabto Somaliland, balse ula jeedadiisu tahay sidii Gobolka Sool uga qayb-qaadan lahaa horumarka ay Gobolada kale ee Somaliland gaareen.

Axmed Cabdi Xaabsade oo Shir jaraa'id ku qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, wuxuu ugu horeyn ku bilaabay hadalkiisa "Waxaan ka imid Gobolka Sool, laba maalmood ka hor oo Puntland horey u haysatay, hadana ay Somaliland xukunto.

Sidaa darteed, halkan (Hargeysa) waxaan u imid dhibaatooyin badan oo ka jira Magaalada Laascaanood oo u baahan in wax laga qabto oo muddadii badnayd ee ay Somaliland iyo Puntland isku hayeen maamulka Sool, Cayn iyo Sanaag Bari.

Mr Xaabsade ayaa hay;adaha Gargaarka iyo Madaxda Somalilad ka codsadey in ay Gargaar lasoo gaaraan Dadkii barakacay oo hada aan haysan Dawo iyo nolo kufilan.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >